IXTIRAAM BADNIDAAA EDEBTAADU SAMMAA
IDILKOOD HAWEEN KA AMMAAN BADNIDAA
XISKIYO OGAALKAA KU ABUURANIDAA
KU ADEECSANIYAA ANNA II NUGLIDAA
------------
HEES
DHOOHAN MAAHOO
CAQLI DHIMAN MA’AHA
DHOORRA MA AHOO
SIRTEED DHIIBA MA’AHA
DHAFRA MA’AHOO
HABEEN DHAXA MA’AHA
……..
XIDIGA XAMAR OO SOO SAARAY HEES
SHAR IYO BAAS
HEESTA SANADKA
SALMA NUURA
CAASHAQAAN KUGU SHEEGTAY TOOS..
……
EREYADA: ABWAAN ABDIRISAAQ BULQAAS
LAXANKA: ALFANAAN QAMAR SUUGAANI
Heesahan waa kuwii loogu daawashada badnaa sanadkaan 2019 iyo kuwii loogu isticmalka badnaa
dhanka social mediaha sida Facebooka Tik Toka iyo Instagramka
hadaba Haddii a